Friday, 5 September 2025

 SHEEKO SHEEKAR SHEEGAY:

NABIY SULAYMAAN[ Caleeh Salaam] IYO NIBIRIY:

Nabiyunaa Sulaymaan Waxa Uu Ahaa, Nabigiiy Eebbeh Jalla Jalaaluh! Uu Hantiy-ahaan ugu dhiibay , MULKIGA Dhulka. Waxa Uu U Sakhiray Hansideyaalsha [ Malaa'ikah], Jinka Iyo Adeentida Kaleeto Ee Ku Dhaqan Dhulka, Laqadyada Ay Ku Wada Hadlaanna Wuu Kasmeysiiyay. Sida Sudmoon Waxa Nabiy Walba Eebbeh U Soo Fari Jiray Hansideyaalsha Nabiyada Ka Danbayn Doona. Sida AL-QQUR'AANKA Ku Xusan: Lamada Nabiy Ee Iska Dhaxlay Nabinimada Iyo Bogqorninmada Waa Nabiyunaa Daa'uud[ Caleeh Salaam] Iyo Nabiyunaa Sulaymaan [ Caleeh Salaam]. Nabiyunaa Daa'uud Oo Aabbeh U Ahaa Nabiyunaa Sulaymaan: Waxa Uu Eebbeh Halabsiiyay Haal[= KURSIY] Amse Talis[ = CARSHIY] Bogqortooyo. Maalin Wuu Cibaadaysan Jiray Maalin Dacwadaha Dadka Uu Taliyo Ayuu U Garnaqi Jiray Dhaqan Ahaan, Amse U Garsoori Jiray Rasmiy-Ahaan. Waxa Uu Lahaa Bartukad Loo Yaqqiin MIXRAAB: Haddaba Maalinta Uu Cibaadaysanayo Looma Soo Geli Jirin, Oo Dadka Uu Bogqorka U Ahaa Iyo Shaqaalihiisa Iyo Askartiisuba Way Ogaayeen Oo Ugumay Soo Geli Jirin MIXRAABKA: Waxa Dhacday In Laba Malak Amse Hanside U Soo Galeen Maalintuu Cibaadaysan Jiray, Aad Umuu Yaabin, Markii Hore, Waxa Uu Dhahay "Waa Aribkiinu?"  : Midkood Baa Hadlay Oo Dhahay " Walaalkaygakani! Waxa Uu Leeyahay Sagaaliyosagaashan Laxood , Aniguna Waxaan Leeyahay Hal Lax! Wuxuu I Dhahayaa Iyadana Igu Soo Wareeji"....Nabiyunaa Daa'uud Ayaa Markiiba Markuu Hal Dhinac Ka Dhegaystay Wixii Gartu Ahayd Boobay Wabaabtii Oo Dhahay " Wuu Ku Ttulmayaa Isagoo 99 Laxood Leh Inuu Halshaada Ku Sed-darsado!" Markiiba Wax Buu Ogaaday! Wuxuu Ogaaday Inaanay Dad Raadif Ahayn Oo Ay Yihiin Malaa'ikah Amse Hansideyaal Eebbeh U Soo Diray, Oo Wuxuu Daliil Ogaa Inaan Mixraabkiisa La Iska Soo Geli Karin, Wuxuu Kaloo Ogaa! Inaanay Maalintii Garta Uu Naqi Jiray Aanay Ahayn, Wuxuu Ogaaday Inuu Gartii Ku Booday Markiiba Oo Uu Eed Saaray Dhinicii Kaleeto Ee Garta Isaga Oo Aan Ka Dhegaysan Waxa Uu Dood Qabi Lahaa!...Markiiba Wuu Rukuucay Oo Sujuuday, Oo Dhahay CAFISKAAGA EEBBOW!...Taas Dadadkii Ka Danbeeyay Oo Dhan Ayay Qqur'aanka Ugu Xusan Tahay, Inay Ku Cibroqaataan .Inaan Garta Hal Dhinac Uun La Dhegaysanin Ee Labada Dacal Ee Garta Loo Naqayo Marba Mid La Dhegaysto Doodooda Ka Dibna Garta Sidaas Lagu Naqo Oo Ay Soornaantu Saas Tahay..Xaga Garsoorka. Markaleeto Oo Ka Mid Ahayd Maalmuhuu Garta Naqi Jiray, Ayaa Waxaa Agjoogay Wiilkiisa Nabiyunaa Sulaymaan Oo Kuray Ahaa, Aanuu Ka Filaynin Inuuba Garnaqi Karo, Amaba Soori Karo. Waxay Ahayd Gar Ku Saabsan Nin Beeraley Ah, Ee Beertiisii, Nin Kaleeto Oo Xoollaley Ahaa Xoollihiisii Ku Foofeen Oo Fulsheeyeen Amaba Se Ka Daaqeen. Waxa U Soo Dacwooday Ama Se U Soo Garyooday Ninkii Beeraleyda Ahaa, Ee Beeriisii La Fulsheeyay. Nabiy Daa'uud Caleeh Salaam: Way Ku Adkaatay Gartii Uu Labada Dacal Uu Dhegaystay. Ninkii Xoollaleyda Ahaa, Wuxuu Soojoogsaday Wuxuu Laygu Gardhebo Ayaan Ogol Ahay: Eebbeh Sahsan Oo Sareeye: Waxa Uu Gartii Gardhebaadeedii Hadansiiyay Amse Garansiiyay Nabiyunaa Sulaymaan Oo Wiilyar Oo Aabbihii Agjooga Ahaa: Waxa Eebbeh Ka Yeedhsiiyay Nabiyunaa Sulaymaan Oo Sidan U Gardhebay: Amse Xukamay: " Beertu Shimilkiiba Mar Bay Baxdaa, Markaas Ninka Xoollaleyda Ahow! Xoollahaaga Ku Wareeji Ninka Beeraleyda Ah, Sidaas Ha U Manfacsado Shimilkan. Shimilkan Ka Dibkiis Marka Beertu Baxdo, Xoollahaaga Ha Kuu Soo Celiyo"....Nabiy Daa'uud Maalintaasna Wuu Sujuuday Oo Eebbeh Ayuu Ku Mahadiyay Sida Uu Ugu Manaystay Wiil Garyaqaan Ah, Oo Garsoori Kara. Taas Waxay Taniyo Maanta Tahay Murtigareed Amse Xikmad Lagu Garqaato, Haddii Xoollo Ku Foofaan Beer Cid Leedahay In Gartu Saas U Naqnaato Oo U Soornaato.
Geeridii Nabiyunaa Daa'uud Ka Dib Waxa Taliskii Dhulka Halabsaday Oo Xilhayeen Toogahayeen Bogqor Iyo Nabiy Amse Warsiid Ogmahayeen Ka Noqday Nabiyunaa Sulaymaan: Waxa Uu Eebbeh U Kordhiyay Mulkigiiy Kaasoo Malaa'ikah La Shanqaysa La Cibaadaysata Iyo Jin Iyo Aadmi Iyo Adeenti Badan Oo Dhulka Inta Carri Ah, Ku Dhaqnaa U Xilsaarmay Nabiyunaa Sulaymaan. Haddaba Beri Buu Xiiseeyay Inuu Ogaado Badda Waxa Ku Jira. Markaasaa Malak Eebbeh U Soo Faray, Farriin. Inuu Meel Xeeb Ah, Uu Tuulo Cunta Muddo Ku Siman Seddex Bilood. Cuntadii Uu Xeebta Tuulay Ayaa Buur Leekaatay. Ka Dib Waxa Lagu Dhahay Ka Warsug Waxa Ku Dhaca. Wuu Yeelay Oo Eegay. Waxaa Ka Soo Baxay Badweenta Hal Nibiri Oo Leefay Cuntadii Buurta Weyn Leekayd. Wuu Yaabay Oo Sujuuday Sabxaanak Eebbeh Sahaasan Eebbow! Waa Maxay Waxakani? Waxaa Loo Sheegay Inuu Yahay Nibiri...Oo Weliba Uu Badweenta Qaar Badan Ku Jiraan, Oo Weilba Kii Cuntadii Buurta Kaa Cunay Weli ba Gaajoonayo Oo Aanuu Ku Dhergin. Eebbehna Jalla Jalaaluh Uu Dharaar Walba Badda Ku Dhex Sahsiiyo/Arzuqqo Quruuntaas.
Dhulka Inta Carri Ah, Iyo Inta Bad Ah, Waxaa Ween Inta Bad Ah, Unmedda Nabiyunaa Muxamad Ssalaa Allaahu Wa Salam Waxaa Laga Sahsiiyaa [ Arzuqqaa] Badda Iyo Carrigaba. Qqur'aankana Waxa Uu Eebbeh Sahsan Oo Sareeye Uu Nabiyunaa Maxamad Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam Ugu Tiraabay "WA RIZQQU RABIKA! KHAYRUN WA ABQQAA" = [ Oo Saha Eebbeh Ka Yimaada Ayaa Kaaga Khayr Roon, Oo Kuu Raagsiinmo Roon] 

Tuesday, 24 December 2024

Talamaamulka Maanta

 COMTEMPORARY SOMALIS AND POLITICS: [ SOOMAALIDA MAANTA IYO TALAMAAMULKA ] 

  1.  SOOMAALIDA IYO DASTUURKA: 

  2. 1- Garool!

  3. 2- Ssaltduux![ صلطوح[[]

  4. 3- Constitution!

  5. 4- Constitution!

  6. 5- Costituzione!

  7. 6- ሕገ መንግሥት!

  8. 7- Katiba!

  9. Waxa Soomaalida Shanood Loo Dhanmeeyay Dastuur Ku Talagal Ahaa1978 : Waxaana Dastuur Oo ah Tiraab PERSIAN ah laga soo aqoonsaday dalka PERSIA AMA IIRAAN oo uu kolkaas ka talinaayay Bogqor Shaah: Si maamus leh ay soo wada sixiixeen madaxdii Soomaalida oo dhan iyagoo martiqaad rasmiya ku tagay Dalka Persia: Dalka Madaxwade waxa Ka Ahaa Dalka SOMALIA IYO SOMALILAND ~SOOMAALIYA & SOOMAALILAAND: Jaalle Maxamed Siyaad Barre ! .[ Tixraac : www.youtube.com]: Dalka Somalia Iyo Somaliland waxa ka talin jiray Guddigii Siyaasadda Oo Ka Koobnaa Shan Madax Waxa Madaxwade Ka Ahaa Sidaan Soo Tiraabnay Jaaalle Siyaad Barre: Xubnaha Kaleeto Waxay Kala Ahaayeen 1- Jaalle Maxamed Cali Samatar: 2- Jaalle Xuseen Kulmiyeh Afrax: 3- Jaalle Ismaaciil Cali Abokor: 4- Jaalle Axmed Sulaymaan Cabdalle: Waxay Dhamaantood Ka Mid Ahaayeen Xubnaha Golaha Sare Ee Kacaanka: Oo Ahaa Golaha Ka Talinaayay Wanqooyi Oo Ahayd Somaliland/Soomaalilaand Iyo Kawnfur Oo Ahayd Somalia/Soomaaliya:1969 ~ 1991: Dalka Soomaaliya Ayaa Talada waxa dib looga soo bilaabay marxal lala higsanaayo Iskudarkii Somaliland Iyo Somalia Ee LIXDANKIIY 1960: Kawnfur Waxa Lagaga Dhawaaqay SOMALI REPUBLIC: Waqooyina SOMALILAND REPUBLIC: kawnfur 1991-kii taniyo 2025-ka aynu ku jirno waxaa isu soo maray Madaxwadeyaalshan 1- Midaneh Cali Mahdi Maxamed: 2- Midaneh Cabdalqqaasim Salaad Xasan: 3- Midaneh Cabdillaahi Yuusif Axmed: 4- Midaneh Sheekh Shanriif Sheekh Axmed: 5- Midaneh Xasan Sheekh Maxmuud 6-Midaneh Maxamed Cabdullaahi Maxamed: 7- Midaneh Xasan Sheekh Maxmuud: Madaxwadeyaalshii Soomaray Republic Of Somaliland[ Habdadda Carrissoomaal] 1991~ 2025: 1- Midaneh CabdalRaxmaan Axmed Cali: 2- Midaneh Maxamed Xaaji Baraahiim Cigaal: 3- Midaneh Daahir Rayaale Kaahin: 4- Midaneh Axmed Maxamed Maxmuud: 5- Midaneh Muuse Biixi Cabdi: 6- Midaneh CabdalRaxmaan Maxamed Cabdillaahi:

  10. Waxaad Ogaataan In Madaxwade Walba Uu Ahaanaayo HAGAAJEQQARAN [ National Reformer ]

  1. SOOMAALIDA IYO DHAQANKA: 

  2. Madaxda Dhaqanku Marar Bay Taliyaan Oo Laga Diidaa Talada...Marbay Aribiyaan Oo Laga Qaataa Talka!

  1. SOOMAALIDA IYO QAANANKA: 

Qaananku waxa uu tiraaban yahay , waxa aynu muslinmiin ahaan dhahno DIINTA:

FIIRRA GAARRA/NOTE BY: [ DIINKU WAXA UU QABAA DIINADDA] DIINTANA AHLAA LEH JALLA JALAALUH.

Qaananka Soomaalida oo dhami ku dhaataan waa ISLAAM [ INNA DIINA CINDA ALLAAHI AL-ISLAAM] ~ Dhamaantood waxay ku dhaataan Milladda SSAWMKA: Waxa u xiga MADTHABKA SHAAFICIGA: Ee IMAAM SHAAFICI :Xaga Eebbeh diraabihii ka iman jiray waxa lagu qqadaray in uu Eebbeh 114 kun oo diraabood uu dadadka ku dhaqnaa dhulka u soo rogay,ama u soodejiyay ama u soo daadajiyay boqol iyo afar toban kun oo diraabood oo qaarkoodna la cusboonaysiin jiray qaarkoodna uu Eebbeh ku beddelay qaar kaleeto, gabagabadiina uu Eebbeh ku soo beneday diraabtan ugu danbaysay ee AL-FURQQAAN ama AL-QQUR'AAN oo ku shamiran miidhii diraabihii soo degi jiray oo dhan. 

  1. AHTANKA SOOMAALIDA: 

Dad waxaa dhala LAB & DHEDIG: Waxa Xusan Qqur’aan ahaan: Tusmadan: 13-aad ee Deerka Al-Xujaraat [ = Xeerdeeryeerka Qololka]

﴿ ياأيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير ﴾ [ الحجرات: 13] 

 

 

 “ Hooy!: Dadkow! Waxa Aanu Idinka Abuurnay  Lab (AADAM ABKOW- Caleeh Salaam) Iyo Dhedig[ XAAWO-XAAYEER- Caleehaa Salaam]: Oo Waxa Aanu Idinka Kala Jacaalnay Qqaranmo Iyo Qolohaanno: Si Aydin Isku Kala Aqoonsataan (Iskugu Kala Garataan/ Iskugu Haybsataan): Run-ahaan: Xaga Eebbeh Waxa Idiinku Haybad Roon Kan Idiinku Quman (Idiinku Feeyigan/Idiinku 

 Dhawrsoon):” : Sida Eebbeh Jalla Jalaaluh Uu Ku Xusay Qqur'aankiisa waxa uu horyeelay DADNIMADA oo ka kowsatay AADAM ABKOW Iyo XAAWAHXAAYEER: Ka dib wuxuu horyeelay SHUCUUBAN oo ay u mudantahay islagarashada iyo ku wada dhaqnaanta dadnimada: ka dib wuxuu horyeelay QQABAAIL isku duubnidooda odolaynayso QQARAN dadnimada isla aqoonsan oo ku wada dhaqan: Qqarankuna kolay waa qoysas ~ Jilibyo~Reero~ Boho ama BAHO [ isbahaysiyo la isku bahaysto mabaa'di amse madaabyo milladdatoodu tahay SSAWM]

AHTANKU Waxa Uu Ka Soo Dhex Bilaabmaa Qoyska ama Gurigakiina qolo walbaay:A= Aabbeh amse Adoo! [ Aabbeh waxa lagu qeexay odayga amse ninka dhabarkiisa xawadii ku jirtay aad ka soo abuulantay/dhalatay/ Dhaloodka = AL-WAALID]::: AL-WAALID WA AL-WAALIDAH = WALCANKA = WAARIDKA= BOTH PARENTS 

  H= Hooyo amse Habar [ Habar waxa lagu qeexay Habal wax dhashay oo hooyo noqotay/Maama noqotay / ahaatay= DHALEENTA= AL-WAALIDAH] 

AB & ISIR = [ 1- AB= AABBEH / ADOOGA/ ABTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO] * [ ISIR [ 2- BAHTIRSIINMADA AAD KA SOO JEEDO HABARTA KU DHALSHAY AAD KA SOO JEEDO] ...MICNEYN KALEETO ...AB & ISIR = NASSAB IYO SIHIR [  

ABTIRSIINMO IYO XIDIDTIRSIINMO OO AH INGARDHEYAAL AMSE AH[ INLAWS = ingardheyaal]