Friday, 5 September 2025

 SHEEKO SHEEKAR SHEEGAY:

NABIY SULAYMAAN[ Caleeh Salaam] IYO NIBIRIY:

Nabiyunaa Sulaymaan Waxa Uu Ahaa, Nabigiiy Eebbeh Jalla Jalaaluh! Uu Hantiy-ahaan ugu dhiibay , MULKIGA Dhulka. Waxa Uu U Sakhiray Hansideyaalsha [ Malaa'ikah], Jinka Iyo Adeentida Kaleeto Ee Ku Dhaqan Dhulka, Laqadyada Ay Ku Wada Hadlaanna Wuu Kasmeysiiyay. Sida Sudmoon Waxa Nabiy Walba Eebbeh U Soo Fari Jiray Hansideyaalsha Nabiyada Ka Danbayn Doona. Sida AL-QQUR'AANKA Ku Xusan: Lamada Nabiy Ee Iska Dhaxlay Nabinimada Iyo Bogqorninmada Waa Nabiyunaa Daa'uud[ Caleeh Salaam] Iyo Nabiyunaa Sulaymaan [ Caleeh Salaam]. Nabiyunaa Daa'uud Oo Aabbeh U Ahaa Nabiyunaa Sulaymaan: Waxa Uu Eebbeh Halabsiiyay Haal[= KURSIY] Amse Talis[ = CARSHIY] Bogqortooyo. Maalin Wuu Cibaadaysan Jiray Maalin Dacwadaha Dadka Uu Taliyo Ayuu U Garnaqi Jiray Dhaqan Ahaan, Amse U Garsoori Jiray Rasmiy-Ahaan. 

No comments: