Thursday 22 December 2011

EREYBIXINNO

Tiraabganka KasmoTubsheelka: (Terminology Of Computer Science)
[Waa Ereybixinno..Ka taamilo-qaado wixii aragtidaadu tahayna ,ka soo waran!]
TIRAABAHA TUBSHEELKA (COMPUTER TERMS)

Acronym = Mintibxays [Mintibxaysyo]
Address = Negel-ka- Negella-da = Addresses
Account = Qandi-ga
Align = Iskusin
Alphabetic Order = Hanaanka Tibxayaalka
Analogue = Dhararo-da
Analogue Data = Xog Dhararo-ah
Application(1) = Taabagalme
Application(2) = Codsi
Application Program = Qaashaar Taabagalme
Apply(1) = Taabageli
Apply(2) = Codso
Arabic Numerals = Astirooyinka Carbeed
Archive = Galkeyd
Arrange All = Habee Giddi
ASCII = Qayxo Haaneedka Maraykanka Ee Ogmo Isweydaarsiga
Background = Dibyaal-ka
Backspace = Goofdib
Backup = Taakulo
Bit = In -
Bits = Ino-ha
Bold = Riban
Button = Qan-ka (Qanan-ka)
Byte = Kis -Bytes = Kisas
Cancel = Burdi
Cancellation = Burdin
Capital Letter = Tibix Madaxeed
Cartridge = Shakad-da
CD-ROM = Sidaawe Kakan-Xusto Ka Higo Oo Keliya-ah
Central Processing Unit = Unnugta Dhexe Ee Liilaabka
Centre = Dhex
Character = Aste [Characters = Asteyaal]
Change styles = Beddel gawooyin
Check = Beeqaaq
Chip = Jidhif
Clear = Banee
Clipboard = Sagaxjartin
Column = Dacal
Code = Qayxo [Codes=Qayxooyin]
Command = Taldhaw-ga
Compact Disc = Sidaawe Cufdan
Computer = Tubsheel
Computer Aided Design(CAD) = Ashqalaadda Tubsheel Kaashiga
Computer-Illiterate = Tubsheel-Mafardhabte
Computer-Literate = Tubsheel-Fardhabte
Computerised = Tubsheelan
Computerising = Tubsheelayn
Connected = Ku-xidhiidhsan/Xidhaadhan
Connect to = Ku xidhaadh
Connecting = Xidhaadhmayaa
Control Panel = Jaafka Xakamehaynta
Copy = Nuqulee
Cursor = Naddi-ga
Cut = Jar
Data = Xog
Database = Xog-gun-ka
Data Storage = Xog Keydin
Decimal Digits = Farebyo Saltoban ah
Delete = Madhmi
Design = Ashqal
Desktop = Miis-saar
Device = Daab-ka (Daabab-ka = Devices)
Digit = Fareb-ka [Farebyo-da = Digits]
Digital = Farebeed-ka
Digital Information = Ogmo Farebeed
Digitize = Farebeyn
Disc = Sidaawe
Disconnect = Xidhaadhgoo’
Disconnected = Ka-xidhiidhfurtay/Xidhaadhgo’an
Disconnecting = Xidhaadhgo’ayaa
Display = Tuswadh
Document = Xogdaab-ka
Document Views = Daymooyin Xogdaab
Download = Soorog
Drive = Watar
Editing = Tafatiraad
E-mail = Dhanjac(Dhanbaal Jacnabeed)
Email Adrress = Negel Dhanjac
Enter = Gal
Envelope = Buqshad-da
Erase = Tirtir
Error = Gefniin
Fibre Optic = Xasow Ilaysif
Figure = Higil-ka
File = Galjir
File Formats = Beeqaabyo Galjir
Filename = Magacgaljir
Folder = Galweyn-ta
Font = Sitibix
Footnote = Hoosdhig
Foreground = Foodyaal-ka
Format = Beeqaab-ka
Formula = Sati-ga
Function = Falhawl-ka[Functions = Falhawllo-da]
Graph = Shaxan-ka
Grapheme = Shaxanti
Hard-Drive = Watarka Kakan
Hardware = Qolofdaar
Hardware Terms = Tiraabaha Qolofdaarka
Hide = Qari
Highlight = Sariftiimi
Highlighting = Sariftiimin
Highlighted = Sariftiiman
Home = Hoy-ga
Homepage = Boghoy-ga
Icon = Egel-ka [Icons = Egello]
Illegal Function Or Command = Falhawl Garne-la’ Ama Taldhaw
Illigel = Garne-la’
Information = Ogmo
Information Computer Technology = Farsamaatiga Ogmo Tubsheel
Information Technology(I.T.) = Ogmo Farsamaatiyeed(O.F.)
Input = Xog-galyo
Input Device = Daab Xog-galyo
Insert = Dhexgeli
Install = Qotomi
Installation = Qotomin
Internet = Galsho
Internet Terms = Tiraabaha Galshada
Italic = Jalaqsan
Key = Inlig-ga/Inligyo-da
Keyboard = Faraseeb
Label = Canjiid
Landscape = Uuniyaal
Laptop = Dhabsaar
Layout = Habyaal-ka
Left = Bidix
List = Sootax-a[Listed = Sootaxan]/Lists~Sootaxyo
Log In = Gelid-Lig
Log Out = Bixid Lig
Main = Weyn
Margin = Faag-ga
Memory = Xusto-da
Menu = Taxwo
Micro- = Yan
Mini- = -Yar
Mobile Internet = Galsho Meergal-ah
Mode = Gedeb-ka
Monitor = Dhugad-ka
Mother Board = Sagax Hooyeedka
Multimedia = Baahdo-badan-ta
Network = Falkane-ha
Networking = Falkaneyn
Networks = Falkaneyaal
New window = Daaqad cusub
Normal = Raadif
Number = Tirib-ka [Numbers = Tiribyo-da]
Numerical Digit = Fareb Astireed
Offline = Demtaaran [Waa OFFLINE = Wuu DEMTAARAN YAHAY]
Omit = Siibmee
Online = Wactaaran/Bigtaaran [Waa ONLINE = Wuu WACTAARAN YAHAY]
Order = Hanaan
Output = Xog-baxyo
Page = Bog
Page width = Ballac bog
Paragraph = Tuduc
Password = Ereykugal-ka
Paste = Xabki
Pixel = Inif
Portrait = Foolaad
Preview = Sii-horday
Program = Qaashaar
Programmer = Qaashaardhise
Programming = Qaashaarayn
RAM = ( Random Access Memory)Xustada Tawtab Helan
References = Tixraacyo
Replace = Kubardoori
Reset = Dibsud
Restart = Dibudaar
Result = Gumaro [Results = Gumarooyin]
Retrieve = Soomag
Review = Jeedaalo
Right = Midig
Roman Numerals = Astirooyinka Roomanka
Save = Xaree
Save as = U-xaree-sidii
Scan = Ilaguuri
Scanner = Ilaguurshe
Screen = Dhugad-ka
Select = Xulo
Set as default = U-sudmi sidii ...
Set up = U-sud
Shift = Korkac
Show = Muuji
Signal = Bidh [Signals = Bidho-ha]
Sign In = Gelid Sixiix
Sign Out = Bixid Sixiix
Small Letter = Tibix Yarood
Software = Qorshadaar: Galjir ka kooban waxgaransiisyo ku socda tubsheelka
Software Engineer = Hindisle Qorshadaar
Software Terms = Tiraabaha Qorshadaarka
Source = Bixil-ka (Bixillo-da = Sources)
Space Bar = Egned-Goof
Speaker = Wadhac-da
Split = Dhanbal
Start = Daarid
Subscript = Salqor
Subtitle = Suraabhoosaad
Superscript = Raarqor
Syntax = Taxdi
Syntax Error = Taxdi Gefniin
Style = Gawo-da
Switch = Qadh-ka
Switch-on = Qadh-kadaar
Switch-off = Qadh-kademi
Tabulation = Laydimeyn
Tech Acronyms = Mintibxaysyada Farsameed
Technical Terms = Tiraabaha Farsameed
Title = Suraab-ka
Title Bar = Egned Suraab
Toolbar = Egnedsito
Toolbox = Abxadsito
Toolkit = Sitensito
Underline = Hooskaxariiq
Update = Milsin
Updating = Milsimayaa/Milsimid
Updated = Milsiman
Upload = Rarsaar
View = Daymood
View side by side = U-daymood dhinac ba dhinac
Volume = Mugcod
Volume Mixer = Mugcod Dhafe
Web Layout = Habyaal Galsheed
Website = Kobgalsheed-ka
Wild Character = Aste Duureed
Word-Processing = Erey-liil
Word-Processor = Erey-liilshe
Zoom = Soogaac
Zoom in = Soogaaci
Zoom out = Kagaacbax

16 comments:

Idiris said...

A.C., Siciid:

Waa 207 tiraabood oo aan ku han weynahay inaan maantaba haysto, ku faano, waw-wadaago, oo aan meelo madhnaa ku gufeeyo!

Meelo madhnaa aa? Tan macnaheedu maaha in aysan hore u jirin ereybixinno kale---oo aad weliba adigu qaar daysay, sida: 'faag'---oo tiraabganka kasmo-tubsheelka ku saabsan oo aanan Anigu ka war-haynin, soona dhaweynin. Balse waxa i soo jiitay waa ereyo fudud oo si habaysan isu-gashan, misena uu macnahoodu kuu gambinayo illaa aad kala dhigdhigato: il iyo if, matalan. Waana tan ta keenaysa in aan ereybixinnadan ka taamilo-qaato.

Mahadsanid,
Idiris

TIRAAB said...

Calaykumu Salaam, IDIRIS! Mahadsanid inaad ka taamilo-qaadatay. Waxa jirta in rabacyo badan sameeyaan ereybixin..Waxa se jiraya WORD-CONTEST! Oo ereybixinta la amaamudo, ama ugu amaanmudan ayaa hirgalaysa, oo tisqaadka yeelanaysa. Waxa mar walba fac walba raban in hidinta aan laga gudhin oo la isku dayo.
Seid Abdi

Jamaal said...

Saciid, aad ayaan ugu bogay ereybixinta, runtiina waxaa qormadaadani ii fududaysey tarjumid aan wadey, walow ay weli jiraan erayo mar walba kaa hor imaanaya oo ay ka mid yihiin kuwaan hoos ku qoran:

- Operating System
- Update
- Upgrade
- Version
- Customize (e.g. customize background colours)
- Options (e.g. account options / customization options)
- Blog
- Content
- Panel
- Widget
- Browser

TIRAAB said...

Jamaal Nabad,
Waxaan kuu soo bandhigayaa iskudaygayga: Oo waa sidatan:
Operating System = Hab-Adeejiye
Update = ?
Upgrade = ?
Version = Dhahag-ga
Custom = Aqmo
Customize = Aqmee
Option = Xuloyaal
Options = Xulayaallo
Blog = Halbog
Content = Gudayaal-ka
Panel = Jaaf-ka
Widget = ?
Browser = Xuuraame

Kuwa aan suntiweydiimeedka hadda saaray waan raadinayaa ama waa kuwo aan ka soo fiirsanayo wixii aan ku gudbadhigi kari lahaa.
Sidaas iyo Nabad JAMAAL
SEID ABDI

Jamaal said...

Mahadsanid Saciid. Waxaan ku han weynahay in kuwa sunti-weydiimeedku saaran yahayna aad noo soo gudbin doontid.

Nabaadiino.

-Jamaal

TIRAAB said...

Markale Bariidin Nabadda Jamaal,

Update = Haddeeree
Updating = Haddeereyn
Updated = Haddeeraysan
Upgrade = Sare-usiiqaad
Upgraded = Sare-usiiqaadan

Sidaas iyo nabadgal
Seid Abdi

Jamaal said...

Subax wanaagsan,

Saciid, saaxiib mahadsanid. Waxaan la yaabaa sida eray walba Soomaaliga looga heli karo, iyo sida ay u adag tahay in la isula helo ereygaas iyo dhiggiisa afka shisheeye ah.

Bal ka warran kuwaan:

- Configuration = ?
- Interface = ?
- Install = Rakib/Rakibid?
- Username = ?
- Default = ?
- Resource = ?
- Uniform Resource Locator (ama Uniform Resource Indicator) ?
- Attribute = ?
- Category = ?
- Tag = ?
- Aside = ?
- Quote = ?
- Semantic = ?
- Article = ?
- Manual = ?
- Automatic = ?

Jamaal said...

Username ma oran karnaa 'magackugal'?

TIRAAB said...

Nabad-hel Jamaal,
Waykan mar kale, anigoo isku-dayaya inaan soo ereybixiyo, taasoo ay furan tahay in laga doorbito:

Configuration = Wadahigilaab
Interface = Galfool
Install = Qotomi
Installation = Qotomin
Username = Magacdhabte [The Username = Magacdhabte-ha]
Default = Gabaad
Resource = Keyse-ha
Uniform Resource Locator = Raadmeelaha Keyse Madoorsoome
Uniform Resource Indicator = Amuujaha Keyse Madoorsoome
Attribute = Sitaan-ta [Attributes = Sitaamo-ha]
Category = Goon-ka[Goonan-ka]
Tag = Sudhtin
Aside = Dhinac
Quote = Halkudheg
Semantic = Dhadhameed
Article = Qodob [Ama Maqaal]
Manual = Gacmeed
Automatic = Isdarwada

Jamaal said...

Saciid ereybixinnadii u dambeeyey ee aad i siisay waxtar ayey lahaayeen, waxaanna isla markiiba ku daray gudbadhig aan waday oo barnaamijka WordPress ah, aad ayaanna kaaga mahadcelin.

Alle idanki marka aan gudbadhiggiisa dhammeeya ayaan baalka credits-ka kugu darin.

Kuwaan ka warran:

- Taxonomy ?
- Schedule ?
- Public ? (ereyga 'guud' waxaan u adeegsaday 'General')
- Privacy ?
- Caption ?
- Media ?
- String ?
- Boolean ?
- Class ?
- Navigation = Shukaan?
- Thumbnail = ?
- Label = ?
- Script = ?
- WYSIWYG (what you see is what you get).
- Date = Malti? (halkaan ayaan ku arkay: http://af-haaneed.blogspot.com/2011/12/hilaadtus-calendar.html)

Anigoo tixraacaya ereybixinahaagii hore waxaan kuwaan u adeegsaday sidaan:

* Application Programming Interface = Galfoolka Qashaarinta Taabagalme

* Graphic User Interface = Galfoolka Shaxan ee Adeegsadaha

Nabaaddiino,

-Jamaal

Jamaal said...

Waxaan ka illaaway kuwaan:

- Spam = ?
- Junk (e.g. junk mail) = ?
- Meta = ?
- Ping = ?

TIRAAB said...

Nabad-hel Markale Jamaal,
Inta aanan siday ila ahaan karaan kuu soo bandhigin, waxaan kugu wargelinayaa, in arrimuhu laba siyood yihiin:
1- Mar waa midhamuulkayga(My Vocabulary)-Kaasoo dadku waaya-aragnimada iyo soo-xigashadaba isku dheer yihiin.
2- Marka labaadna, waa kartida EREYBIXINEED (Ability to coin a word!)..!
Markaas, mar walba rogrog oo ereybixiye kasta ka soo xigo oo ereybixinta kuugula habboonaata amaamudso, oo ka dhigo tan aad buugaaga ku qoraaldhiganayso.
Aniguna dhankayga waan kuu hagarbaxayaa.
Sidaas iyo nabad
Seid Abdi

TIRAAB said...

Nabad-hel Jamaal,
Waxa aan yara sixi lahaa, ereyada qaarkood..Oo aan dib u maamiyay:

Update = Cosobi
Updating = Cosobin
Updated = Cosobsan/ Cosoban

Modern = Haddeer
Modernize = Haddeeree
Modernized = Haddeeraysan

Schedule = Shaxqoonde
Scheduled = Ku-Shaxqoondeysan

Time-table = Shaxgoor-ka

Road Map = Shaxtusaalka Waddada

Sidaas iyo Xidhiidh wacan

Seid Abdi

diiko.blogspot.com said...

Ku Mahadsanid siciid Eray-bixintaad Af-soomaaliga kusoo kordhinaysid, waxaan jeclaan lahaa inaad Mobile-kana aad u samaysid Eray-bixinno cuddoon,
Mobile:
Contacts:
Logs:
Gallery:
Calculator:
Calendar:
File manager:
Memmory card:
phone:
Games:
Android:
Dictionary:
Music player:
Camera:
Themes:
App manager:
Settings:
Profiles:

Anonymous said...

Interface-fooldhexaad

Anonymous said...

Mahadsanid Dr.Abdirahman Hassan: In aad ka warbogatay aniga iyo Jamaal ereybixintii na dhexmartay: Kuwaas aad soo codsatay ayaa aan isku dayayaa:
Mobile = Lameer ama Meergal (kii-loo-bato):
Contact = Tabtaab: Contacts = Tabtaabyo
Logs = ?
Gallery = Muuqtus
Calculator = Tubaabiye
Calendar = Hilaadtus
File Manager = Galmaareeye
Memory Card = Qaradhxusto
Phone = Dhawaqle
Games = Dheello
Android = Isdarwadeqof
Dictionary = Afsuud
Music Player = Mashdhac Roorshe
Camera = Kamrad ama Muuqabato
Themes = Dabuubo
App Manager = Qorshemaareeye
Settings = Sudeyaal
Profiles = Aqgal